mijagoror

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld manjagororid.
  2. ld manjagoror².

manjagororid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg manjagoror². ld majagoror¹, majagororid, mijagoror¹, mijagororid.

manjagoror

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daal taagnaan badan ka dhasho. 2. ld manjagororid.
  2. Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror², mijagoror², minjagoror².