mijagorori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld manjagorori.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manjagorori

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Lugo ka daalin. ld majagorori, mijagoriri, minjagorori.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur