mijarrogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld manjarrogo.

manjarrogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. 1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.