mijarroorsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld manjarroorsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manjarroorsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur