milaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg milaadso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milaadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax maskax ka qiyaasasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur