milaal

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
  2. Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg milaal². ld milaal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur