milaalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
  2. Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.