milan sare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.