milgee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid xurmeyn. 2. Hadal asluub u yeelid. 3. Shabaag qaab milgo ah u sameyn. 4. Ceel miileyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur