milikh

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Cagaar roob soo saaray oo jilicsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur