mililikhsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mililikhsan. ld mililikhsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mililikhsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax mililikh ah ahaansho (dhar).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mililikhsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld mililikhsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00