milqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miliq².

miliq

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.
  2. Xarig si aan habaysnayn isku dhex gelid.