milshiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg milshi².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

milshi

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Wax dhici doona waqti soo socda oo la sii saadaaliyo.
  2. Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur