milxaysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
milxaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
milixaysnaanQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld milxaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
milixaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld milxaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
milxaysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld milxaysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0