milxee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xeysay)

Macnaha:

  1. Wax milix ku darid. ld milixee.

milixee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xeysay)

Macnaha:

  1. ld milxee.