minaaradQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld munnaarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
munnaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Kuud kor u dheer oo dusha iftiin ku leh oo xeebaha badaha lagu sameeyo si gaadiidka badaha loogu hago marsooyinka. 2. (dii.) Qudbiga masaajidka ee laga addimo. ld minaarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0