minaawar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Markab weyn oo dagaal. 2. ld mimbar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mimbar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Meel masaajidka gudihiisa ku taal, kor u qaadan, oo qofka khudbadda wacdiga akhriyayaa fuulo, si uu u muuqdo, codkiisana loo maqlo. ld mambar, minaawar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur