mindhismo
Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine
Macnaha:
- 1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lagu jiro. 3. Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.
Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine
Macnaha: