minfiiq

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mafiiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mafiiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-qo, m.l)

Macnaha:

  1. Xaaqin. ld minfiiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur