mingelyo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. 1. Quraan la akhristo oo xirsi xir ah. 2. Labada cirguduudood. 3. Hantida ugu horreysa ee la siiyo gabar guur laga doonaayo aabeheed. ld mingeliyo.

mingeliyo

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mingelyo.