miniiQaabnax: Xiriiriye | ConjunctionMacnaha:Haddii.Lamidka: HaddiiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
haddiiQaabnax: Xiriiriye | ConjunctionMacnaha:1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00