mirdhis

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. (mirdhis, m.dh) Geedgaab leh ubax cas oo dhaadheer, iyo sarab wanaagsan oo guryaha lagu dhisto.
  2. Carjaw xalleefsan oo sanka labadeeda dul kala qoqobta.