miriqshaanleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miriqshaanlee. ld miriqshaanleys.

miriqshaanlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Dad ama xoolo miriqshaanle samayn.

miriqshaanleys

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld miriqshaanleyn.