miriridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mirir². ld mirdhid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mirirQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:1. Dheeh guduudan oo uumi-biyoodku biraha ku dul sameeyo. 2. Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan. 3. (-rro, m.dh) Daqiiqad.1. Bir mirir yeelasho. 2. Ri'ilmeheeda wayday ciyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mirdhidQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld miririd.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0