miririgQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.