mirqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miriq².

miriq

Qaabnax: m.dh.sh.r >

Macnaha:

  1. Muuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.
  2. 1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u qarsoomid.