miscilili

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Xero miscilil u yeelid. 2. Ood booscelis ah samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur