miscililsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg miscililsan. ld miscililsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miscililsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la miscililay ahaansho (xero).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

miscililsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld miscililsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur