misoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg misow. ld masoobid.

misow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.

masoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld misoobid.