Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg mitami. ld miltamin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Si siman u kaltan siin (wax). ld miltami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur