mixdinQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:ld maxdin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maxdinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Labo dhagax oo mid fidsanyahay kan kaleetana mucdanyahay oo badarka lagu riqdo, iyadoo labada dhagax laysku rugayo; shiid. ld mixdin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00