moobil

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Qalabka guryaha la dhigto, sida sariiraha, armaajooyinka iwm oo ka samaysan alwaax la qurxiyey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur