moogaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg moogow. ld moogaan.

moogow

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-gaaday, -gaatay)

Macnaha:

  1. Arrin wax aan war ka hayn noqosho.

moogaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg moog². ld moogaansho.