Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg moohaarsan. ld moohaarsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
1. Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed). 2. Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur