moonooboli
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-looyin, m.l)
Macnaha:
- (dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

