moonosayt
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-tyo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Nooca ugu weyn ee unugga dhiigga cad, kaasi oo uu soo saaro habdhiska limf, muhimaddiisuna tahay ka difaacidda jidhka cudurrada. Wuxuu leeyahay bu'weyn iyo saytobalaasam saafi ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

