mooraysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mooraysan. ld mooraysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mooraysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mooraysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld mooraysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur