moordowQaabnax: Magac Lab | Noun MasculineMacnaha:Aad u cadhoobidda xooluhu cadhoobaan. ld moordoobid.Xoolo aad u cadhoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
moordoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg moordow². ld moordow¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0