mooryaan

Qaabnax: m.dh.u >

Macnaha:

  1. 1. Dad cayr ah. 2. Dad ku nool boob, dhac iyo dil. 3. M. ah: xoolo jirkooda cadho jilifaysay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur