moqorsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maqooroQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Macnaha:ld moqorso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0