moraal

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Dareen ku taxalluqa dabeecadda aadanaha ee kala sooca saxa iyo khaladka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur