moxorcadde

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld moxorcad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

moxorcad

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur