mucurtood

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mucurtoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mucurtoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. U m.: wax baahi weyn u qabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur