mudac-middiil

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Qalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax goysa leh oo haanta, masafta iwm marka la samaynayo loo isticmaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur