mudbaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.

mudbaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.

mudbaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld mudbaxsanaan.

murbaxsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mudbaxsanaan.

murbaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld mudbaxsanaan.