muddaahanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. ld muddaahinee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muddaahinee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur