muddac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ninka garta sheeganaya.
  2. La m.: cid la garramid ama dacwiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur