muhisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld mihin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mihinQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0