muho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-hday, -hatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-hday, -hatay)

Macnaha:

  1. ld muho.

moho