mujarrab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo/-biin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof tijaabooyin badan waayo-aragnimo ku kasbaday.